VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nataaqo - Lyrics

Qof ku jecel miyaa Nacab lo noqdaa Niyada iyo qalbiga naxli laga geshaa nasiibkeeda maqan loo nagaadiyaa naruurada miyaa ruux adigaa kuu nugul la na taaqiyaa waan ku naawiloo kuu naadiyee ila nolol wadaag nafta igu labee .   Naftan kalidaa noolee kuu jecel naxdin iyo maxaad nabar ula rabtaa nabsii baa jiree nacab ha falin walaal naruurada miyaa ruux adiga kuu nugul la na taaqiyaa waan ku naawiloo ku naadiye ila nolol wadaag nafta ila wadaag lyrics by : Warsama Djibouti
Queue is empty
-- / --