VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaanuunka Weheshiga - Lyrics

Inaan qiimo badantahay qayrkaa u mudantahay qaali hodan inaan tahay mid qiraayo baan ahay sina kuu qadariyo inaan qoys yagleelshaan reer wada qorsheysaan qalbigiisa warantee ila qaybso cishqigoo Qaaanunka weheshiga qalad aan ka dhowrnee dacalkaga qabo oo ila qaado waayaha Inaad qurux u eheel tahay qarniga u sidato qureeshtii habalha tahay qofna diidi mayee balse waxaad u qalantaa Midka kuu qarwaye xushmad qoorta kuu sura sida aniga oo qura ila qaybso cishqiga Qaaanunka weheshiga qalad aan ka dhowrnee dacalkaga qabo oo ila qaado waayaha
Queue is empty
-- / --