VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbiga labadiisa dhinac - Lyrics

qofbaa tahay aan ku qoray qalbiga labadiisa dhinac qofbaa tahay aan huray qudhiyo ruuxdiyo bogoo qiimana aduun aan ag dhigay markaad qososhaan qoslaa waxaan quudkana cunaa markaan qaadada sinee ilkaha ugu qaybsanee gacalo aqal iyo adigaa qolqolkaaga dhigay waatane qaada deg oo qabsoo waligaa ha dhigin qofbaa tahay aan ku dago markaan qooraansi dayo qofbaa tahay aan u qabo qisoyo qaraw iyo haraad hadii aan qadar yar tabo markaad qaabisheed naftani qiimiyo sharafteed dhistaa qabaw hadhgaloon nastoon qayrkey dhaafee qadraay gacalo aqal iyo adigaa qolqolkaaga dhigay waatane qaadoo degoo qabsoo waligaa ha dhigan
Queue is empty
-- / --