VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qasiido xidigaha geeska - Lyrics

geeri baa rafiiq la ruuxdiyo nafteenu rasmi weeyi dhimashadu yay ku ridan dunuubtiye xaqa raaci ficilkoo bisha sooma ramadaan sadaqaa ku raaciye ruux saboola iyo daris rixinkaaga gacan si yay ku ridan dunuubtuye xaqa raaci ficilkoo bisha sooma ramadaan intaad raadi leedahay rubi lacag iyo maal aaya hoose raxan raad yay ku ridan dunuubtiye xaqa raaci ficilkoo bisha sooma ramadaan inta qoom la rogayee laga raray aduunyada ka raarida naftiinoo yay ku ridan dunuubtuye xaqa raaci ficilkoo bisha sooma ramadaan waa rug laga hayaamoo ifku raasamaaliyo raaxiyo wanaag ma leh yay ku ridan dunuubtuye xaqa raaci ficilkoo bisha sooma ramadaan imisaa qof lagu rogay shalay iilka lagu riday ruuxaad nolol ku kulanteen yay ku ridan dunuubtuye xaqa raaci ficilkoo bisha sooma ramadaan inta raranka jahanama ku rafaaday aakhiro rabiyoow hanaga dhigin yay ku ridan duuubtuye xaqa raaci ficilkoo bisha sooma ramadaan
Queue is empty
-- / --