VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rasmi - Lyrics

abid ruux ku aaminay rafiiq aad wadaagteen rafaad looma quudhee rajuun baan ku nooloo raaacdadii hilawguna dhankaagay ka raagtee run miyaanad ii hayn rasmi taan u doortaay ha ii riiqin nacabkoo nabsi hayga roganine sidaan kuugu roonahay ruuuxda igu mataanee rucla orod ruda anoon adigaan ku raadshaa kaana raysan waayee rucdi looma guuree yay wadhi ku raacine raran ha isku tuurine rayskan kaalay ila joog rasmi taan u doortaay ha ii riiqin nacabkkoo nabsi hayga roganine sideen kuugu roonahay ruuxda igu mataanee
Queue is empty
-- / --