VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saadaasha - Lyrics

saadaasha hankaygu markuu sadrigaygu su,aalayo dooqa inuu sawirkeeda caashaqa ku sifeeyo daruur subax hoortay saxbaan u arkaa dhe xor baan ka salguurin samaantiyo xeekay sinjiga u lahayde anoon ku sigsaagin hadaad i saluugto rajada samirkeeda waxaan sugi maalin anoon saldhigiisa siyaarin jacaylka sirtiisa helaaye in geeli ku soofo sidka dhalay ruuxa sibraar ugu heesa malaha sumadiisa sarifo kalgacaylkan siyaado ku raacday sagaal tobonkiiba anoon ku sigsaagin hadaad i saluugto rajada samirkeeda waxaan sugi maalin
Queue is empty
-- / --