Jaceylka Sadkaan ku heeyay
Anoo samirkii ku waayay
haduu sal fudeed iqaaday
Anaa isaseegay keenay

Jaceylkaan soo barbaarshay
jacaylkaan sahal udeeday
Hadaan sahal kaga dhaqaaqay
Anaaa Anaa soo daran hanuunshay

Maantana saadaalimaayo
Naftayda hadaan ku siiyo
Suntiisa baan hugsonayaa
Inaan sadrigaagada jiifto

Jaceylka saadaaladiisa
Sareerd iyo sooyadiisu
Hadaanan sabool ahaan
Sadkiisa bari dhaqaajin

Cishqugu waa soo jireenoo
Sinaan labadii uqaada
Sirtoodana weel ku haysta
Ayaa saamihiisa gaara

Maantana saadaalimaayo
Naftayda hadaan ku siiyo
Suntiisa baan hugsonayaa
Inaan sadrigaagada jiifto

Exit mobile version