Heesta Sahal kuma raxleyn karo - Lyrics
Caku socodka laafyahay
Timo sinaha dhaafiyo
sunaha wajigiiyo indha
qoorta sulubkee lagu
siman cabaadyaha.
In kastoo sad kaa tahay
soco quruxi leedahay
Saakaynu kulanee
Sahal kuma ruxleyn karo
In kastoo sad kaa tahay
soco quruxi leedahay
Saakaynu kulanee
Sahal kuma ruxleyn karo
Sadrigayga haye fudud
muxibada ma saaqdee
marwadeya lama simo
sahal taan ku kulanoo
Dhalanteedka kuma sabo
gabar aayo sugeeysoo
sibiq kuma jeclaan karo
Sadrigayga haye fudud
muxibada ma saaqdee
marwadeya lama simo
sahal taan ku kulanoo
Dhalanteedka kuma sabo
gabar aayo sugeeysoo
sibiq kuma jeclaan karo
Sida saman barwaaqaha
dhul xareeda simantahay
sayma baad leh iyo doog
roob ka sayra dhibicduna
subax iyo habeen da'ay
Inkastoo la simantahay
sanqashada dareenka leh
Suul dhabaale gabar yahay
Haku seegin danahaa
Sadrigayga haye fudud
muxibada ma saaqdee
marwadeya lama simo
sahal taan ku kulanoo
Dhalanteedka kuma sabo
gabar aayo sugeeysoo
sibiq kuma jeclaan karo
Sadrigayga haye fudud
muxibada ma saaqdee
marwadeya lama simo
sahal taan ku kulanoo