dunida samirbaa wadee
dadnimo dhaqanbay rabtaa
dadaalku samuu rabaa
dareenku haguu rabaayee

danta wada jirkeenunan
qalbi daacadiyo
indho daawadoo
hoos ugu dagay
dawadoodu tahay

dunida farxada u rooon
dabiibka naftaad tahee
damiirku taluu rabaa
dibiyo dhaxalbuu rabaa

Exit mobile version