VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saynab - Lyrics

sidaa tahay dhool gu,iyo dhulkoo mahiigaan cuskaday dhamaan rayskiyo nimcada xareeda la dhaamiyooo dhirtana ubaxa ka baxay dhalaalka shacniga ku yaal ishii dhugataa mar qudha dhab ay u xadraynaysaa ayaad iiga dhigantahoo naftaydaa kula dhacdee dhabeel noloshaydiyeey dhuuxiyo ruuxdiyo jidhkaay naftaydaad hubaal dhistee dhidibka caashaqa u adkee sidaa tahay dhaayihiyo dhiigiyo xididada shaqada dhagaha maqalkoodiyo xiskaan wax ku dhaadayee saynabeey i dhex qaadayoo shishaad iigu dheertahee qalbigaad ku dhamaaataybaa kunjeer kuu dhololayee cishqiga aan wada dhanee dhexdiyo laabta igu qabo dhabeel noloshaydiyeey dhuuxiyo ruuxdiyo jidhkaad naftaydaad hubaal dhiste dhidibka caashaqa u adkee
Queue is empty
-- / --