VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Surbacaad - Lyrics

surbacaadka caashaqa maku saamaleshaa saqda dhexe habeenkii miyaa lagu salaamaa jiifka maad ka salashaa xaga sare ma eegtaa surmigii adoo qaba sanqadhaba ma waydaa samir taag la,aaneed maku seexataa meel sahal maaha caashaqu been lagu sasabayee ma sal dhigay kashaadii amba salawga caashaqa waan kuula simanahay mana samir darnaanine wali waan ku sugayaa lama helo sirtaydo cidna kuma su,aaline hadba waxaad ku sugan tahay haatuf kula socdaan ahay kuu saafay hadalkee maxaan kuu sameeyaa kugu sooray maankee sal fudaydku waa dhibe isa seegi maynee ha saluugin waayaha
Queue is empty
-- / --