VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Urugo - Lyrics

jacayl ma idlaado ugubnimo abaal la musuugay umalkee ma awdmo xaqii la aabudho jirtoo la adkeeyo uu iman afkeeda maldahan ogaalshee nimaan wax il duufin lama arag arbiyo geesi waa ka aarsada uugaabo nin laa la oogsada hadaan ku amaano waa ii olol hadaan ku irdheeyo waa ii iil hadaan aamusana ma eed bixin amuurahan oodan ibo furo caashaqu ma abaaro oogada aqoolku afeef ku sheegay gar ergada anaa footay waa eex ajawday gartiina eel horee eegmadu cishqi way abqaashaa haduu ku astaysto waa amar horaad nin ahaa la eedaad alaale ma iisho aafada
Queue is empty
-- / --