VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wakhti - Lyrics

Inkastoon wanaag iyo wehel kaa sugaayoon Inkastoon wakhtiga qaar kugu weehan jiray Markaad wada jirkeenii Wiiqda ii gardheysaan Wehey wehey kaa calool go’ay Waayahii i luri jiray Haduu wiida kaa dhigay Markuu wanaag u ekaa Wa taad iga weecatee Caashaqa warkiisiyo Wadhidiisa ila arag Dhaaxaan walwalayee Inkastoon waxyeeliyo kaa ilaalin jirey wadhi Inkastoon wadnaha jeex Kaaga waabay hooy wacan Markaad iga wareegtaan Ana kaaba weecdoon Wehey wehey kaa calool go’ay Waayihii i luri jiray Haduu wiida kaa dhigay Markuu wanaag u ekaa Wa taad iga weecatee Caashaqa warkiisiyo Wadhidiisa ila arag Dhaaxaan walwalayee Lyrics by: Foowsiyo Saxid by: Mustafa Saxida labaaad : Nasri
Queue is empty
-- / --