VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Warda - Lyrics

dheeman iyo luuleey dhaayaha u roneey dhiigiyo jidhkaygaad dhamtuu ka beermaay waxaa tahay dhamaysoo qurux alle u dhaliyoo dhaqankiyo asluubtiyo waalidkeed xaqdhawrtaa aaba yaa ku dhaafshoo halkii aad ku dhalatiyo dhinacyada hargeysiyo ku dhex geeya laascaano dhaqankaad lahayd iyo kusoo bara dhulkaagii wardadii aan dhalayee dhol iii hilaacaay qalbgaad ku dhigantoo waxaa tahay mid igu dheer dharaar wali aduunyada dhan kastood usocotaba wax ku dhiba ha aragoo dhag xumo eebe kuma bado aabe yaa ku dhooofshoo halkii aad ku dhalatiyo dhinacyada hargaysiyo ku dhex geeya laascaano ddhaqankaad lahayd iyo kusoo bara dhulkaagii
Queue is empty
-- / --