VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xadhig madhan - Lyrics

Ma anaan ku soo xulan Ma adaa xigsiisana Ma anaa an kuu xilan Ma adaan kal xaadhnayn Ma anaa xagaayo leh Ma adaan xishoonayn Ma anaa xujuun wada Ma adaa xasarad jecel. Ma anaa xilkay gabay Ma adaa xumaan wada Ma anaa xanaaq badan Ma adaan xaqay garan Ma anaan xisaabtamin Ma adaa xajiin jecel Ma anaa xifaaltama Ma adaa xad-gudub raba
Queue is empty
-- / --