VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamda - Lyrics

xamdaay midabkaaga nuurka la moodo xariir dhalaalka xubnaha qoran iyo hubqaadka xasuusta ku reebay maanka aya xanxantada jacaylka ku xawilay oo dareenka adaa xidigyahay hawenka u mudan quruxdiyo xishoodka xabiibi anguna gayaanka adaan kaa xushee haweenka goormaynu xusnaa jacaylka xaflada qabanaa arooska markaan kaa helay xaqdhawrka ayaad sida xareeda roobka xiisihii igu ladhay haraadka xaqiiq ka dawaysay beerka xasadka kala dila gayaanka u kala xada been abuurka adoo ka xafiday jacaylka xog teena ka qari namiimka xabiibi anniguna gayaanka adaan kaa xushee gayaanka goormaynu xusnaa jjacaylka xaflada qabanaa arooska
Queue is empty
-- / --