VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaa xabiibi - Lyrics

Cishqi xoogan oon Xambaaray xor anoo Ah oon xilkiisii waa Xanuune xajin waayay X2 Yaa xabuubsha yaa Xayuubsha oo xalkeena Waan xujoobee X2 Markay xeelad Xasilooni isxaq Dhowrto ay xishooto Xeer dhaqaaqa xaragooto xaal allaa Og in xiskaygu xarko Goosto oon xad Dhaafka xiisaheeda Xumadoodo X2 Yaa xabiibi yaa xabibi Xubi waara oo xaqiiqa Hay xagaaga oo u xaydo Reer xalaala Noqo xaska aan xurmeeyo een Xaq Dhowro taan uxiiqoo U xidhnaado een xush Meeyo xili dhowna Xeen dhalaana ii xan baarta X2
Queue is empty
-- / --