VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cunaabi - Lyrics

Cir guduuda waagiyo Timirtoo casaatiyo Canabka oo bislaadiyo Cilara isubaxayee X2 Doonbir caano galay Siyo ubax caynba cayn Iyo waxad tahay cad Ceedoo x2 Beeraha cagaarkiyo Cambaha iyo caadkii Ku cadaysay nuurkii X2 Calaf waa calaf waa Ahahahahahahaha Calaf waa calaf waa Halkiisee caashaqan Iskeen iskeen baray Cawadii aduunkaay Igu curay sidii roob X2 Haduu caawa iguyidhi Bada cagaha galiyoo Timaha caarada usooh Soo xidho cunaabiga X2 Sadax qayd cartii loon Wali caaradu jabin iyo Cambarsho iyo laasimo X2 Sintii ceerigaabiyo Haduu cududa ii sudhay Ila caarid anigee x2 Calaf waa calaf waa Ahahahahahahaha Calaf waa calaf waa Halkiisee caashaqan Iskeen baray haygu Carinin anigee ku cug- Taye ma nabad baa X2 Hogol curatay dayroo Curur cidhif yadiisiyo Coodana ku hoortoo Intay xaadhay caymaha X2 Cosobkiyo barwaaqada Cidii nabad ku daaqdiyo Farxad lagu caweeyoo X2 Xiskimooday cuudkii Ayaad ii cajabisee Xidigtii cirjiidhaay X2 Calaf waa calaf waa Ahahahahahahaha Calaf waa calaf waa Halkiisee caashaqan Iskeen iskeen baray Cawadii aduunkaay Igu curay sidii roob X2 Caanyo nacasa moye Gaaridu macaasido Curadkii hagaagee Ciida ushaqeeyee X2 Dalka caabiyaayee Sida caynkan aad Tahay cudurkana Daweeyee x2 Haduu yidhi cuntada Daa hacabine biyaha Diid cudur weeye halis- Ee x2 Calaf waa calaf waa Ahahahahahahaha Calaf waa calaf waa Halkiisee caashaqan Iskeen baray haygu Carinin anigee ku cug- Taye ma nabad baa X2
Queue is empty
-- / --