VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Somali Land - Lyrics

Midnimo somaliland Dhagaha dhaqankiyo dadnimo Ayaynu ku meel marnoo Dunida dunida kaga muuqanee Dunida dunida kaga muuqanee 2× Adkee mudnaanta qaran Markii la inaga dhaxiyo Mudiyo xiligay maqnayd Ka maynu hadhi maalinoo Naf iyo maal loo huree Muruqbaa lagu soo hantiyay 2× Arlada calan midab quruxsanoo Tawxiidku ku meersan yahay Arlada calan midab quruxsanoo Tawxiidku ku meersan yahay Dalkeenanana maanta sudhan Inagaa u madax banaan Dalkeenanana maanta sudhan sudhan Inagaa u madax banaan 2× Maandeeq somaliland Mar kale ciideedaa xornimo Inagoo miisaan u idil Ku malay ku malay caanaheedoo Ku malay ku malay caanaheedoo 2× Ilaashada magaca daran Dhulkii aynu soo marniyo Dhibtiyo mahadhooyinkii Nabsi idiin maal Kiina waa helnoo Barwaaqa mug buuxda iyo Masnaa nimco lagu jiraa 2× Arlada calan midab quruxsanoo Tawxiidku ku meersan yahay Arlada calan midab quruxsanoo Tawxiidku ku meersan yahay Dalkeenanana maanta sudhan Inagaa u madax banaan Dalkeenanana maanta sudhan sudhan Inagaa u madax banaan 2×
Queue is empty
-- / --