VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alla Hoobaalin - Lyrics

Yey muraayad la daawadaay jacaylkaagii imuday muskeennuu utaagan yahay heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow Heeey yaa hey hey yaa ala hobaaalin hobaloow waaa Wey haddaad imareerineen Haddaad meel iga tageen Naftaydii mashquulisay Hoy masuul baan kaaga dhigay heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow Heeey yaa hey hey yaa ala hobaaalin hobaloow waaa Gayaan tii ugu mudneeyd Een mariinkaan ka geyn lahaa Hadduu mowluhu kadhigay Muraadkaygii dhammaa heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow Heeey yaa hey hey yaa ala hobaaalin hobaloow waaa Hoy sidii minan waar lashiday Marsada soo joogsadoo Iftiinkaad imuddaba Hoy qalpiga ii mayrayaa heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow Heeey yaa hey hey yaa ala hobaaalin hobaloow waaa Maanyaree mu'minaa infhacad Maqnaaday intaadan i oran Wuu maqnaaday intaadan i oran Meelahaasaan joogayaa heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow Heeey yaa hey hey yaa ala hobaaalin hobaloow waaa Malamaleeyana waa ilaah Mala rag baa lagu meel maraaa Noo maleeyoo meel namari heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow Heeey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaaalin hobaloow waaa.
Queue is empty
-- / --