Intaan la igu wiirsan
Een waallin la ii badin
Ama uu wadku idilin
Wax ma itaraysaa

Aaaaa walwalaayoo
Waayadaan waa la igi weynyaheee

Waxkalaba maahe
Jacaylbaa iwareemoo
Ma iswaheshannaayoo
Ma wada jirnaa

Welweliyo walaacbaa
Igu waaberiistii
Haddii aan ku waayana
Wanaag sheegan maayee

Aaaaa walwalaayoo
Waayadaan waa la igi weynyaheee

Waxkalaba maahe
Jacaylbaa iwareemoo
Ma iswaheshannaayoo
Ma wada jirnaa

Exit mobile version