VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sucdi - Lyrics

sucdiyeey ogsoonaw adaan dumar kaa doortoo dabcigaaga wacanbaa isoo jiidanaaya quruxdaadan doorka rabi kuugu deeqoo dadnimadiyo xishoodka da,daabad u sidataa daa,im waxaan baryayaa dadab inaan wadaagnoo awlaad ddaadahaynana daa,im inuu na siiyee sucdiyeey daraaaddaa dumar kale ma eegoo dookhbaa iigu kaa dhacay dadkaan kuugu jecelee dareenkaygan caashaqa daawadoodaad nqooto adaan daacad kuu ahay oo la dadaalaayee daa,im waxaan baryaayaa dadab inaan wadaagnoo ubad daadahaynana daa,i inuu na siiyee
Queue is empty
-- / --