Heesta Balantuna ma weli baa - Lyrics
Bishu wali ma tobonbaa
Balantiina ma walibaa
Riyaduna ma beenbaa
Bishu wali ma tobonbaa
Balantiina ma walibaa
Riyaduna ma beenbaa
Badu layr qaboobaa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Boholyowga caashaquna
Beer gooye weynaa
Badu layr qaboobaa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Boholyowga caashaquna
Beer gooye weynaa
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Ibogsii walaaleey
Ibogsii abaayoo
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Ibogsii walaaleey
Ibogsii abaayoo
Bildhan qurux wanaageey
Biyo dahab la moodyeey
Bilaneey haweenkaay
Bildhan qurux wanaageey
Biyo dahab la moodyeey
Bilaneey haweenkaay
Badu layr qaboobaa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Boholyowga caashaquna
Beer gooye weynaa
Badu layr qaboobaa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Boholyowga caashaquna
Beer gooye weynaa
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Ibogsii walaaleey
Ibogsii abaayoo
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Ibogsii walaaleey
Ibogsii abaayoo
Bilan aan bildhaansaday
Biyo kama dhibcaane
Daruuryahay habaaqdee
Bilan aan bildhaansaday
Biyo kama dhibcaane
Daruuryahay habaaqdee
Badu layr qaboobaa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Boholyowga caashaquna
Beer gooye weynaa
Badu layr qaboobaa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Badu layr qaboobaa
Cirku oo da dheeraa
Boholyowga caashaquna
Beer gooye weynaa
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Ibogsii walaaleey
Ibogsii abaayoo
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Ibogsii walaaleey
Ibogsii abaayoo
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Baahida kalgacalkana
Adigaa igu beeree
Ibogsii walaaleey
Ibogsii macaaneey