bishu wali ma toban baa balantiina ma walibaa riyaduna ma been baa x2

badu leer qabobaa cirku booda dheeraa bohol yowga
caashaquna beer gooya waynaa x2

baahida kalgacal kana adigaa igu beeree ibogsii walalay x2

bidhaan qurux wanaagay biyo dahab lamoodyay bilicdii haween kaay x2

badu leer qabobaa cirku booda dheeraa bohol yowga
caashaquna beer gooya waynaa x2

baahida kalgacal kana adigaa igu beeree ibogsii abaayoy x2

hilo aan bidhaan saday biyo kama dhib caanay daruur yahay ha baa bi in x2

badu leer qabobaa cirku booda dheeraa bohol yowga
caashaquna beer gooya waynaa x2

baahida kalgacal kana adigaa igu beeree ibogsii macaanay x2

Exit mobile version