Heesta Jacaylka dhabta ah - Lyrics
Yarta xididka hoosaa
Dhulka loogu beeree
Yarta xididka hoosaa
Dhulka loogu beeree
Wey dhici lahaayee
Dhismahooda weeyee
Dhismahooda weeyee
Wey dhici lahaayee
Dhismahooda weeyee
Dhismahooda weeyee
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Halkii kama dhaqaaqoo
Dhidibaa u aasane
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Halkii kama dhaqaaqoo
Dhidibaa u aasane
Waa sidaa dhib noo yaal
Dheehaaga wacaneey
Waa sidaa dhib noo yaal
Dheehaaga wacaneey
Ubax dhaqaaqaaliyo
Dhibinshaa hadhaysee
Dhibinshaa hadhaysee
Ubax dhaqaaqaaliyo
Dhinbiishaa hadhaysee
Dhinbiishaa hadhaysee
Mar haduu dhabnaage yahay
Mar haduu dhabnaage yahay
Kala dhuuman manaynee
Waagaa dharaar noqon
Mar haduu dhabnaage yahay
Mar haduu dhabnaage yahay
Kala dhuuman manaynee
Waagaa dharaar noqon
Yarta xididka hoosaa
Dhulka loogu beeree
Yarta xididka hoosaa
Dhulka loogu beeree
Wey dhici lahaayee
Dhismahooda weeyee
Dhismahooda weeyee
Wey dhici lahaayee
Dhismahooda weeyee
Dhismahooda weeyee
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Halkii kama dhaqaaqoo
Dhidibaa u aasane
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Halkii kama dhaqaaqoo
Dhidibaa u aasane
Mar haduu dhabnaage yahay
Mar haduu dhabnaage yahay
Kala dhuuman maaynee
Waagaa dharaar noqon
Mar haduu dhabnaage yahay
Mar haduu dhabnaage yahay
Kala dhuuman maaynee
Waagaa dharaar noqon