Heesta Nidar - Lyrics
waxan ahay naftiihure x2
neecaaw qabow iyo nimco iyo barwaqiyo nabad lagu nagaadiyo noloshaba ilaawee
nacasow gumeestaha nabarada qarsoon iyo naceeb iga hareen iyo igu reebay naafadan nabad lama wadaagee x2
nidar baan horay ugalay niyadaydu waa meel hadii aanan soo noqon calankayga nuurow allahayow ku nabad gali x2
waxan ahay naftiihure x2
manastoo habeen qudha nafis kuma casheeyee naa quudayaashiyo nacabkaan ilaalshaa hadii nabad lawaayana dhankastaba hanoqotee nacas igama libin helo naxariisna uma galo x2
nidar baan horay ugalay niyadaydu waa meel hadii aanan soo noqon calankayga nuurow allahayow ku nabad gali x2
waxan ahay naftiihure x2
nabar halista gaadhiyo naxli iyo dhibaatiyo nimay talo unagi tahay midna uma naruuree naxsi baa isaarnaa iyo waliba nooc xune labadaba ka nabad galay nabsi maalna waa helay x2
nidar baan horay ugalay niyadaydu waa meel hadii aanan soo noqon calankayga nuurow allahayow ku nabad gali x2