VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadarta - Lyrics

wadartii haweenkay gabadhyahay wax dheertahay waxyahaagan simaniyo wajigaagan quruxda leh wanaaga u dhalatee nafta weerar galisa waxa nool aduunyada adaan kugu warwaraya warna iima hayside waanadyaydan maqaloo hadii weyne nagu simo jacayl aan wadaagne adna ha i waxyeelayn jacaylbaa ilawaado ii wadoo anigee i walwaalanaayo kolna waaban maaye wacadkii xasuusto wanaagii naftaydaay weedhad tidhaahdaba wadnahayga ku taala warna iima hayside waanadyaydan maqaloo hadii weyne nagu simo jacayl aan wadaagne adna ha i waxyeelayn
Queue is empty
-- / --