VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waqti - Lyrics

inkasta oo wakhtiga iyo waayuhu i ciileen calafkuna wareegoo walaaleey liibanta qarin adigaa wadiiqada la isku waayay suubshoo waqal meel banaaniyo iga tagay warduureed nabsibaa wareeegee waxaydiyo dhibtaan maray waynaheen ku moogee inkastoo kab waaniyo iga gurtay walwal wafdi caashaq baa yidhi u waydaro meel kale ana waxaaba ila wayn ku abuurn waaxyaha marbaad dubac ka noqoniye samiroo ha wayrixin nabsibaa wareeegee waxaydiyo dhibtaan maray waynaheen ku moogee
Queue is empty
-- / --