VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf hebla waa lagursaday aa 4 - Lyrics

Aduunyadu sideedaba haa Waligeed sinaan ma leh haa Dhawr saniyo dheeraad haa Qofkii aad sugaysay haa Adigoo filayn subaxaa haa Siyar ma isku aragteen haa Farxad ma isasoo taray haa Suuban baa la guursaday haa Waan siisan waayay haa Sababteeda awgeed haa Waan seexan waayay haa Silic iyo dhib baan maray haa Balse waan ku saamaxay haa Miduu calaf i siiyay haa Ruux samaan u dhalatay haa Saranseer imaad badin haa Sikin cadho imaad galin haa Sadrigaan qof mooyee haa Laba jacayl u sidi karin haa Sidaas aawadeed buu haa Muran iyo safaad dhacay haa Ana kumaam sasabin haa Sory kala tageenii haa Sory kumaan fureene haa Saxalkii samaa xigay haa Saadaashii baa timi haa Waa jawi sareedadu haa Iyo saacad qaaliya haa Waxaan siistabaan jirin haa Farxadayda saakaba haa Isaseegii nagu dhacay haa Wakhtigaa ka saaciday haa Suurawday noloshii haa Sanadooyin rajadii haa Sidaad imika socotay haa Rabi ma igu kaa simay haa
Queue is empty
-- / --