VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi haga - Lyrics

nafta haba haraad biiya qalbi haga hankaybiisha hadal saxa himilo biirsha hubaal kali hablaha uunka taan u heesayay haybshay kaalay soo hirsoo habo sidaa hogolku soo hoobo soo heelaan soo haanka soo hubqaado oo huuno soo hawdheh soo hiiltaa ihoo i hano i hawlgal sida hooyo ii hagarbax sida aabo ii maanhad sida heego ii hooli sida hebedka ii diidhoo haanan quruxeey maaljoogley xidigu waan hidaha dhaawraa wanaag heero ii haneeya hanka dhisa himaal mooye hil doogle hablaha dhaaftay kaalay ila hil ila hiijis sida lis hur weyn ila hoori ila habi dhan ila hiiso oo heshiis hilaadeena dhab u hay hareertaada
Queue is empty
-- / --