Halkan bari aha ruuxa kuu busaylay eraygaga uu bukodey maqalkaga ka ilbaxay danayntada 2x
Ka bogsadey xasuustada inyar kuma boholyobo uma bahdo aragaga bildhantada uma xiiso 2x
Hadii aad u baqayso qalbi aad burburintisa 2x
Ubadheedhay badalidisa ka badalay halkiye 2x
U adkayso baradada samir wa badhkagiye wakhtiga isbadalay ayaley ax bila laba boglayntase birlab kuguma so jidanbarbarkayga kuma kenin nafsi kulama an begsan nafsii wadigi isbiday aree 2x
Libaxi burjiga haystey bisadbu noqdaye 2x
Ya powerki qaadey 2x

Exit mobile version