VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Danwadaag jacayl - Lyrics

dadka haska waynan inaad kali wax garad tahay haska dhigin walaley ruux waadi fadnaan jiray mar baa laga wareejaa kii shalay wacnaa manta war waryee anigaba wakhtiga qaar sidii wali siraataa warka layga guri jiray waxse wiiqay taladii weedeeyay raga nimo hadaba waaga joogaa latihiin walaaloo waji lacaga bay dumar wacadkaba ku iibshaan sida wabi qulqulay iyo waa digaa xareedii shinbiruhu ka waabtaan wedhaadii inan yahay waa lagaa wareerayo isla waynidaadunan waxa tahay ma sheegtaan wacdaraha aduunkan waxa laga wareestaa ruuxii wax garad eh adigoon waayo arag noqon cirka hasku waabine naftan waalanaysa waano kaama maqashee hadaad maanta wacantaa maku waari doontaa
Queue is empty
-- / --