Heesta Dun xariira - Lyrics
dawadii timiyeey duco yeel
quruxdii dunidaay daa uus
dumarkoodhan adaa dahabooy
qalbigayga dagee i dabiib
dun xariireey indho deeqaay
niyadayda adaa dagay
oo ku ku dakeeya
adigaa darajooy i daryeela
darandoori jacalka difaac
oo macaane jacaylka difaac
kuma dayn karayee danaleey
dabcigaaga maxaan ku dayaa
kuma dayn karayee damaleey
dabcigaaga maxaan ku dayaa
madaruur adagbaan dalbadaa
ma dalkoo idil baan daldalaa