VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawo - Lyrics

cawo iyo ayaanay ninka kula caweeyee ceesh kula wadaagee carladyahay ku doonaa calafkiisa noqotaa cisi iyo wanaagoo ku caano maaloo cawo hela ma ciil mudan adiguna cilaankiyo cusburka isku duugoo caashaqa adkeeyoo midaan kugu ciyaarin allow cududa kuu gali raga caynba caynoo kala cimiloo weeyoo caaqilkiyo wxgaradkee cawayahay ku naasiba cadow kaa ilaashaa cidla kaaga taginbaa ku calool adaygtaa markuu cagaha soo dhgo adiguna cilaankiyo cusburka isku duugoo caashaqa adkeeyoo midaan kugu ciyaarin allow cududa kuu gali
Queue is empty
-- / --