VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sadex sano - Lyrics

seddex sano waxbaa jeer inta suul dhabaaliyo sida igadh salaax jecel sasabaalo kugu waday kuuma damqayside ninbaa samir yaqaanee haweenbaa la sahalee dumar umuurahoodiyo sidi qabada naagaha raga way isku seegaan ha sadhlayn adigoon ha meermeerin sinahoo socodaanad udhalan hoy wax siyaadin maayee ha ka dhicin salaankee laamaha tartiibta ah caashaqu sun iyo boog waa sabarad xoog badan marmarbuuna sabab yahay dad uu saaqaybaa jira sariigahanahiyo sokeeyaan ku moodee kugumaan dan seegeen sahaybaan diyaarsaday sangaa iigu xidhan geed salaamaale inaantaa ha saqlha meermeerin sinahoo socodaanad udhalan hoy wax siyaadin maayee ha ka dhicin salaankee ayn adigoon
Queue is empty
-- / --