VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftaan - Lyrics

ku bartay maalin khayrle kugu beegmay kuu bandhigay jacaylka bil ciida igu tidhe bishaaree bogaadshay farxad buruuray goortaa bilaahi qiso caashaqoo ba'an wadaagnay buugaag biladaha qoroo ku abuurnay mudo badan dadaashee bogsoonay barakana kalgacalkii keeenina yeelaay naftaan isu bixin lahayne balse lama awoodaayo wadnaha iyo bu'daa wiilka waynu kala badalanlayne bini aadmibaan gaadhin ku boqray kaala soo baxay bilisoo dhan ku bogsaday bilaahi agtaada baxnaanada naftayda adaa ah farxad badana ana ii bilaabay ku bahawnay noloshoo midawnay isku baahi noqonoo is deeqnay biligeen wacnaayoo badhaadhnay barakana kalgacalkii keeniina yeelay
Queue is empty
-- / --