VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbigaad bogsiisaa - Lyrics

geesigaan barbaartiyo boqolaal rago idil kala soo dhex baxaayo bildhaan qurux wanaagey bu arag wiilkiyo wadnahaygii bidixeey waxa tahay badhkaygoo adiga bogaygiyo beerkayga kugu qoray anmba bilis haween iyo inta baar ka filataa adi kaa bildhaansadaye markaan helay badhkaaga nolosha ii buuxsantee qalbigaa bog siise macaanow barbarkayga taagnow bu ada araga dhaaya nolosha ii bildhaansay qalbiga bogsiise macaan qarqarkayga taagnow
Queue is empty
-- / --