VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sawda - Lyrics

kaa soocday dumarkoo qarnigan waad usidataa qurux aan salguurin hibo adi laguu sii sawdaay gabdhaha caalamkoo dhanbaad saad udheer tahayee suuradaha abuurkaagu waa sada ilaahay waa saafi aan lagu dhexdarin waxay sameeyeene sikinkaan ku eego cishqigu igu siyaadaayoo waa adiga marwa aan saxarlaheeyn quruxeey samaantiyo wanaaggaagu waa saanad gooniyeee sadrigiyo qalbiga reemayoo la igu kaa sidigyee sadka molasha aan qaybsannee saatir mahaddiii dheh kaa soocday dumarkoo sawtka hadal macaankaaga caqligaaga sugan garashada uunku uu saxayee sumaddaadu gobanimadu waa midaan sarbeebneeyn sawdaay dhaqaaqaaaga iyo socodka miisaaman sida hogobti ugub ayaa adi saluugaaye sama iigu nooloow nasiib ha igu kaa simo eee waa adiga marwa aan saxarlaheeyn quruxeey samaantiyo wanaaggaagu waa saanad gooniyeee sadrigiyo qalbiga reemayoo la igu kaa sidigyee sadka molasha aan qaybsannee saatir mahaddiii dheh
Queue is empty
-- / --