kaa soocday dumarkoo
qarnigan waad usidataa

qurux aan salguurin
hibo adi laguu sii
sawdaay gabdhaha caalamkoo dhanbaad
saad udheer tahayee

suuradaha abuurkaagu
waa sada ilaahay
waa saafi aan lagu dhexdarin
waxay sameeyeene
sikinkaan ku eego
cishqigu igu siyaadaayoo

waa adiga marwa aan saxarlaheeyn
quruxeey
samaantiyo wanaaggaagu waa
saanad gooniyeee
sadrigiyo qalbiga reemayoo
la igu kaa sidigyee
sadka molasha aan qaybsannee
saatir mahaddiii dheh

kaa soocday dumarkoo
sawtka hadal macaankaaga
caqligaaga sugan garashada
uunku uu saxayee
sumaddaadu gobanimadu waa
midaan sarbeebneeyn

sawdaay dhaqaaqaaaga
iyo socodka miisaaman
sida hogobti ugub ayaa
adi saluugaaye
sama iigu nooloow
nasiib ha igu kaa simo eee

waa adiga marwa aan saxarlaheeyn
quruxeey
samaantiyo wanaaggaagu waa
saanad gooniyeee
sadrigiyo qalbiga reemayoo
la igu kaa sidigyee
sadka molasha aan qaybsannee
saatir mahaddiii dheh

Exit mobile version