VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amaan - Lyrics

Asliyeey udgooneey hahaa Iftineey ilaysiyo hahaaa Ubaxeey ugbaadey hahaa Idileey ilwaadeey hahaa Anshaxeey asluubeey Aqoon iyo afgaradeey Aqbaleey ajiibeey Asturaada noloshiyo Nafta aaminkeedaay Lalalalalaaay Qaamuuska erayada Amaan waxa ku qoraniyo Inta laga ilaawayba Adigaa istaahila haaahaa Adigaa istaahila hoohoo Isireey absiiniyo hahaaa Abtirsiin wanaageey hahaa Ixtiraam gobeediyo hahaa Sama lagu anqariyo hahaa Inta erayo qiimo lehe Farxad loo adeegsado Inaan ku idhaahday Naftu ku istareexda Qaamuuska erayada Amaan waxa ku qoraniyo Huunooy adiga istaahila Adigaa istaahila hahaa Adiga istaahila hoohoo
Queue is empty
-- / --