VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Badra - Lyrics

sida dhul doogle ubax dhalaaloo dhamaya xareedii badriya dhooleey dhaayaha u rooneey dhaladeey aroos wacan gaari dhawrsoon oo gab dhabiyo asal ka dhalatoo dhaqan haboonoo dhiiranbaad tahay dhiiranbaad tahay dhabankaaga quruxdiyo dhaqanka suuban waad u dhalatoo hablaha dhigaayaad badriyaay qiimo dheertay ALLE ha dhawree xasan dharaariyo hooyo aaminaa edebta kugu dhalay badriya dheemaneey kugu dhalay dhexyareey arooskagana barkhad oo dhigaayaad u dhaxday aroos wacaneey awlaad dhulkoogiyo diintaba anfaca anfaca dhalaa aamiin
Queue is empty
-- / --