VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawo - Lyrics

anoo cibaado xaged u ciiray casiiska tuuga haween ka cagay habeen cisaysan cimila fiican milo cawaysoon cawooy ku arkay cishqaa i daaray curdin soo bixiyo cadrad quruxsaneey ugubkaan cugtayeee calmadee naftan cajab galisayee ku caleemo saartee kaalay kaalay cawooy kaalay caroos ila galoo cawooy kaalay laylalaaaaa hohoooo cirkoo daruuro cadceeda nuurka caleenta siisay cagaarku fiilay cidoo ku sooftay cosob barwaqa dharar cajiib la,aan cawooy ku arkoo cishqaa i daaray curdin soo bxiyo cadradan quruxsaneey ugubkaan cugtayee calamadee naftaa cajab galisayee ku caleemo saartee cawoooy kaalay kaalay caawoooy kaalauy caroos ila galoo cawooy kaalay laylalaaa hohooo
Queue is empty
-- / --