anoo cibaado
xaged u ciiray
casiiska tuuga
haween ka cagay
habeen cisaysan
cimila fiican
milo cawaysoon
cawooy ku arkay
cishqaa i daaray
curdin soo bixiyo
cadrad quruxsaneey
ugubkaan cugtayeee
calmadee naftan
cajab galisayee
ku caleemo saartee
kaalay kaalay
cawooy kaalay
caroos ila galoo
cawooy kaalay

laylalaaaaa hohoooo

cirkoo daruuro
cadceeda nuurka
caleenta siisay
cagaarku fiilay
cidoo ku sooftay
cosob barwaqa
dharar cajiib la,aan
cawooy ku arkoo
cishqaa i daaray
curdin soo bxiyo
cadradan quruxsaneey
ugubkaan cugtayee
calamadee naftaa
cajab galisayee
ku caleemo saartee
cawoooy kaalay kaalay
caawoooy kaalauy
caroos ila galoo
cawooy kaalay

laylalaaa hohooo

Exit mobile version