VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Do not wory - Lyrics

dhererkiyo dhumucdaada awran dhaqankiyo hidahaaga dhawrsan dhaawaqiyo hadalkaaga toosan naftu way la dhacdee dheeman intaan dhabtiyo dhaxalkaan lahayn kaa dhiibi duunyo badan dhinacaaga hay samirkii ha dhumin dhacda waali dhexda xidho oo dhabar adayg way dhamaane don't wory baby don't wory darling dhaaya quruxloo ilwaadsan adaa dhaban loo ilmuuqsan adaa dhedig ugu akhlaaqsan dheehaaga ani i saaqay inta aan dhabtiyo dhaxalkaan lahayn kaa dhiibi geel dhinacaaga hay samirkii ha dhumin dhacda waali dhexda xidho oo dhabar adayg way dhamaane don't wory baby don't wory darling
Queue is empty
-- / --