VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookha caashaqa - Lyrics

dookha caashaq waa dabayle sow dabkiisu iguma duulin diifta caashaq waa dilaaye saw dabiibka daawadayda deeqa ma tihid sow dakeeya daymadaada layma daarin sow dubaaqa iyo dareenka kuma duxaysid waad i deeqdee ha iga daalin soo dag soo dag kaama dooran kaama dooran sow dadkoo dhan inta dunida gabadh da'daaya dulduxaysa kaama dooran sow sow sow sow sow sow adiga kaama dooran sow sow sow sow sow sowadiga laftaada kaama dooran
Queue is empty
-- / --