VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaari lagu faano - Lyrics

geediga jacaylkiyo dhaaxaan goobay calafkayga inaan gooobirlay guursadoo galiyay maankayga gocoshiyo midaan hadal lahayn guba calooshayda gobonimo iyo maamuus darmaan gacal ku sooryaysa oo goobta uu khayr ka jiro gaabin socodkeeda geed xididsan ka tafiirantoo guule barakeey garashiyo dulqaad badan lahoo jaarka u gargaarta oo helayoo heleyoo oo heleeeeeyoooy gabal dhaciyo waaberii darmaan igu goobanaysaa haduu guulaheen igu galaday gaari lagu faano hadii guule igu galaday ana waxa ila gudboon inaan guto waajibkayga
Queue is empty
-- / --