maansaabkiyo haybadaada
maamsutaada iyo xishoodka
maskaxdaada iyo garashadaada
aqoontaada wa n mabsuuday

muqa dherarkaaga toosan
dhxda madagta ee la soohay
midabka mariin dhalaalka ah
ayaa mankayga deeqay

la laabto muxibada xasuusta
anigu u mashquulay maanka
meherka iyo hanashadaada
marwo idilay aamiin dheh

kartida iyo miiganaanta
miisankaaga iyo dulqaadkaga
dabeecad macaanidaada
hadalkaaga waa u mabsuud

adaan ka aarmi waayay
nafta mulkideeda yeelo
qaabsmaantiyo quluubta
ahow midigtaan ku faano

la laabto muxibada xasuusta
anigu u mashquulay maanka
meherka iyo hanashadaada
marwo idilay aamiin dheh

Exit mobile version