indhahayga u rooneeey
rajadaan sugayaay
caashaqbaa i rartoo
raadgobka dartaa
rubuc saac ma ladoo
wuu iga raaray hurdee
aan ka raysta rafaadka aduunke
aan ku rayno rays barwaaqoo
aan rooono raaxiyo wanaagee
rashiidaay rug iyo reer aan yagleelne
hayga raacin aduunoo
haygu raajin walaal
rashiidaay rug iyo
reer aan yagleelnee

rabi tuu asturee
qurux loo ridridaay
raytosi yartaan
ku rafiiqnay nafta
hedu tay rabtaye
aan ka raali noqdee
aan ka raysto
rafaadka aduunyado
aan ku rayno
rays iyo barwaaqe
rashiidaay rug iyo
reer aan yagleelee
hayga raacin aduun
haygu raajin walaal
rashiidaay rug iyo
reer aan yagleelnee

Exit mobile version