VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidaan rabay - Lyrics

sirtii nolosheen sugaayeey nasiibkaan sahadinaayay suleekhaay caasha bilaneey ayaankeeni samaayoo ALLAA inagu simay sidaan rabay samow saldhigii kalgacalkow sareedaha guusha iyo rajada suganee saxda ah adaa farxadayda sida ALLAA inagu simay sidaan rabay hablaha waxaan kaaga soocday asluubtiyo edebta suuban sinjiga wacaneed ka dhalatee waxaan raga kaaga soocday sargoyntiyo hadalka toosan sooraysiyo garashadaada sifaha geesi lagu yaqaano siduu RABI kuugu soocay inaad sawjadayda noqoto heeliyaalow halala heeliyaalow maxaan subaxiyo habeen heeliyaalow halala heeliyaalow hurdada uga soomanaa heeliyaalow halala heeliyaalow heeliyaaloy heeliyaaloy heeliyaalow halala inaad saygayga noqoto oo heeliyaaloy halala heeliyaaloy maxaan u samroon ku sagayee heeliyaaloy halala heeliyaaloy maxaan nafta kugu sasabayee heeliyaaloy halala heeliyaaloy heeliyaalow heeliyaalow heeliyaalow heeliyaalow heeliyaalow halala heeliyaalow halala heeliyaalow caashaqeenii waa sal gaadhno arooskeenii wuu siraadmaye nasiibkeenii wuu samaadee soo dhawaw soo dhawaw sadkaygaay waan sal gaadhnoo waan sal gaadhnoo waan salgaadhnoo arooskeenii wuu siraadmaye nasiibkeenii wuu samaadaye soo dhawaw soo dhawaw sadkaygaay caashaqeenii waan sal gaadhnoo arooskeenii wuu siraadmaye nasiibkeenii wuu samaadaye soo dhawaw soo dhawaw sadkaygoow heeliyaalow heeliyaalow heeliyaalow halala heeliyaalow
Queue is empty
-- / --