VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xalaasha qorsheey - Lyrics

Xariir yahay maankii Baad xadoo xubigaan Kuu qabaa xadki dhaafo Xarfaha magacagaan Meelku xardhoo x2 Adaa xalanay qalbiga Xasladoo xowliga wad- Naha xiisaha kordhiyoo Dhaman xub nahayga Xadreeya dartaa x2 Markaan ku xushaad Xiskii hanatoo xasilay Goortaan xabsaay ku Helee x2 Qorshee xasilay aniguye Qorshee xalaasha qorshe Qorshee qorshee qorshee X2 Qorshee xamdiyay aniguye Qorshee xalaasha qorshe Qorshee qorshee qorshee X2 Sidii xaraf diina kuu Xafidoo laab kuu xaadh- An baa xag kale diidee Xulkii dunidaay xiahood Badnidaa Xoreesatay maanka kuu Xiranoo xususta madaayo Xashaa allee adaan xidig- Yahay dadkaba ku xushe X2 Markaan ku xushaad Xiskii hanatoo xasilay Goortaan xabsaay ku Helee x2 Qorshee xamdiyay aniguye Qorshee xalaasha qorshe Qorshee qorshee qorshee X2 Qorshee xasilay aniguye Qorshee xalaasha qorshe Qorshee qorshee qorshee X2
Queue is empty
-- / --